Cawayska Washington Caweyska: Axmed Cali Cigaal Q-1aad Nofembar 16, 2013 Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qubanayaal xiiso badan oo ay ka mid tahay sheekadii "Adeegto". Iyo qeybtii koowaad ee wareysiga Fanaanka Axmed Cali Cigaal. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Barnaamijka Caweyska Washington