Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo ka Hortagga Saboolnimada

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go’aankaaga ee todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa dhalinyarada iyo la dagaalanka saboolnimada.

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Mohamud Abdirahman Sheikh Farah (Beene Beene) Guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Gobolka Minnesota

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Minnesota ayaa ka waramaya siyaabaha saboolnimadda loola dagaalami karo.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayo qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Waa Go'aankaaga, Nov 05, 2013