Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Guurka Deg-degga ah

Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdiwali Ismaaciil Saleebaan oo ah aqoonyahan ku nool gobolka Minnesota, kana hadlaya guurka lagu degdego iyo waxa la yimaadda.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga