Barnaamijka Martida Makrafoonka iyo C/Qaadir X.Maxamuud Dhaqane

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa todobaadkan marti u ah C/Qaadir X.Maxamuud Dhaqane oo siyaasi xilal kala duwan ka qabtay Somalia, waxaanu faaqidayaa khatarta al shabab ay ku yeelan karto dalalka gobolka ku yaalla.

Barnaamijka waxaa soo diyaarsay soona jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhegayso .

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida