"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Dib-u-dhiska Somalia

Xasan Ismaaciil Yare ( Xasan Sunni) oo ah agaasimaha Haya’adda ADEH oo daryeel cafimaad iyo mid waxbarasho ka fidisa gudaha Soomaaliya ayaa toddobaadkan marti inoogu yahay barnamijkeena oo aan kaga hadlayno dhalanyarad qurbajoogta iyo dib u dhiska soomaaliya.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga