Waa Go'aankaaga:Dhalinyarada iyo Argagixisada

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaga ee todobaadkan waxaanu ku eegaynaa saamaynta ay falalka aragagxiso ku leeyihiin nolosha dhalinyarada iyada oo tusaale loo soo qaadanayo weerarkii Westgate ee Nairobi.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay Maxamuud Ibraahim Cali, isaga oo dhan hoos ka dhegayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Waa Go'aankaaga, Sep 24, 2013