Taxane: Noqoshada Qaxootiga Soomaalida

Ku soo dhowaada Warbixinno taxane ah oo aynu kaga hadlayno qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya.

Waxaa inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamuud Ibraahim Cali.

Qaybta koowaad waxa ay ku saabsantahay Sababta dhalisayay in hadda laga wada hadlo celin qaxootiga

Your browser doesn’t support HTML5

Noqoshada Qaxootiga



Qaybta labaad waxay ku saabsantahay Caqabadaha hortaagan noqoshada qaxootiga

Your browser doesn’t support HTML5

Qaybtii Labaad ee Barnaamijka Taxnaha ee Qaxootiga


Qeybtan 3aad waxay ku saabsantahay bal waxaa ay qaxootiga doonayaan mar hadii aaney rabin dib u noqoshada soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaybtii Saddexaad ee Barnaamijka Taxnaha ee Qaxootiga


Qeybatan 4aad ee u dambaysa waxay ka hadleysaa bal waxa ay la kulmeen qaxootigi iskood dib ugu laabtey Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaybtii Afraad ee Barnaamijka Taxnaha ee Qaxootiga