Faaqidaadda Todobaadka iyo Shirkii Brussels

Shirka Brussels

Barnaamijka faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay Shirkii Brussels iyo natiijooyinkii ka soo baxay iyo fursadaha Somalia ay ka faa'idaysan karto.

Barnaamijka waxaa ka qayb galaya:

Dr. Cumar Xaaji Xuseen oo ah dhaqaalayahan ku nool dalka Canada

Ismaaciil Aadan Diiriye oo ah aqoonyahan ku nool Britain.

Prof. Maxamuud Macalin Maxamed oo Bare ka ahaa Jaamacaddii umadda Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay oo daadahaynaya Da'uud Aweys

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso Barnaamijka oo dhamaystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda September 20,2013