Waa Go'aankaaga: Ka hortagga Askariyaynta Caruurta

Idaacadda VOA ayaa Kulankii Dadweyne ee ugu horreeyey ku qabatay magaalada Muqdishu, waxaana halku dhegga kulankan dadweyne u ahaa “Askaraynta Craruurta”.

Kulanka waxaa ka qaybgalay dhalinyarado badan oo su’aalo weydiinayey Mas’uulka Martida ku ahaa Kulanka Dadweyne oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”.

VOA waxay hore kulamo noocan ah ugu soo qabatay magaalooyinka Hargeysa iyo London.

Barnaamijkaas oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee Muqdisho