Kulanka VOA ee Muqdisho
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan waxaad ka daawan kartaan qayb ka mid ah Kulan dadweyn oo ay VOA ku qabatay magaalada Muqdisho.
Kulankan ayaa waxaa marti ku ahaa Ra'isal wasaaraha Somalia, waxaana uu ku saabsanaa ka hortagga askaraynta caruurta.