Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aad ku maqli doontaan sheekooyinka iyo maasooyinka ay Soomaalidii hore ka sameysey duur-joogta, gaar ahaan howraarta loo saariyey Goroyada ee dabeed maahmaahaha reebay.
Barnaamijka oo uu had iyo jeer isku soo duwo Axmed Faarax Cali "Idaajaa" halkan hoose ka dhageyso.