50 Sano Guuradii Socodkii MLK oo La Xusay

28ka bisha August waxay ku beegan tahay maalintii uu ML King jeediyey khudbadii caan baxday ee "I have a dream" oo uu kaga hadlayey joojinta faquuqa, isla markaana uu ku dhiiri galinayey sinaanta.

Hoosta ka dhageyso wariye Daa'uud Aweys oo ku sugan goobta ay munaasabaddu ka socoto.

Your browser doesn’t support HTML5

Munaasabadda 50 sano guurada MLK




Hoosta ka dhageyso warbixin ka hadlaysa dadkii madoobaa ee lagu dhibay gobolada koonfureed ay ugu guureen gobolada woqooyi oo ku nabad galeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Hijrada Gobolada Woqooyi




Hoosa ka dhageyso khibradda dadka ay madoobi ay kala kulmeen gobolada koonfureed, gaar ahaan magaalada Bermingham ee gobolka Alabama.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhibaatada dadka madow ee gobolka Alabama



Hoosta ka dhageysa Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo falanqeynaya wixii qabsoomay, laga soo bilaabo ilaa markii Dr. ML King iyo khudbadiisii caanka ahayd jeediyey.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeynta Prof. Axmed I. Samatar