Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada & Waxbarashada Sare

Waa Go'aankaaga

Toddobaadkan barnaamijka "Waa Go'aankaaga" wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo waxbarashada sare.

Deeqa Muxyadiin Geedi oo barre ka ah dugsi sare oo ku yaala gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa ka qeybgalaya qeybta danbe ee barnaamijka, waxayna ka jawaabaysa su'aallo ku saabsan waxbarashada iyo dhalinyarada Soomaalida.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Waa Go'aankaaga