Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo ka hadlayey wararka soo baxaya ee tilmaamaya in Syria ay dadkeeda u adeegsatay hubka kiimikada ah, ayaa sheegay inay taasi soo dedejineyso in Mareykanku uu go'aan ka qaato jawaabtii uu bixin lahaa.
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa talaabooyinka u furan ay yihiin kuwo kooban sida uu ku soo waramayo kaga soo warramayo weriyaha VOAda Kent Klein.
Warbixinta oo dhameystiran oo uu soo jeedinayo Haruun Macruuf halkan hoose ka dhageyso.