Dowladda Jabuuti & Mucaaradka oo wadahadlaya

Magaalada Djibouti waxaa maalmo kadib la filayaa inay dib uga bilowdaan wadahadal u socdey wakiilo ka socda dowladda iyo isbahaysiga mucaaradka.

Wadahadaladan ayaa la doonaya in xal loogu helo is mari waaga siyaasasadeed ee u dhexeeya labada dhinackaas oo sii xoogeystey doorashadii baarlamanka ee dhowaan la qabtey.

Warbixin ku saabsan wararkii ugu dambeeyey iyo rajada laga qabo wadahadaladan u socda dowladda iyo mucaaradka halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Jabuuti