Dhaqanka iyo Hiddaha # 175

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aad ku maqli doontaan sheekooyinka iyo maasooyinka ay Soomaalidii hore ka sameysey duur-joogta, gaar ahaan Shabeel barabaraale.

Barnaamijka oo uu had iyo jeer isku soo duwo Axmed Faarax Cali "Idaajaa" halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha # 175