Cawayska: Abwaan Cabdullahi Xasan Ganey

Barn. Cawayska Washington

Barnaamijka Cawayska Washington ee toddobaadkan qodobada aan idiin hayno waxaa ku jira, tix jawaab u ah tixdii "Qurbojoog iyo Qorax u joog" iyo

Qeybta koowaad ee wareysiga Abwaanka C/laahi Xasan Ganey oo ah abwaan da' yar isla markaana ay dhaleen Abwaanka Xasan Ganey fanaanada Cadar Axmed Kaahin.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Cawayska Washington