Dibadbaxyada Masar oo Xoog lagu kala Eryayo

Xukuumadda KMG ee Masar ayaa booliiska amartay in ay kala eryaan dibadbaxyada lagu taageerayo madaxweyne Mohamed Mursi, iyada oo qaanuunka la raacayo.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOAda, Xuseen Cismaan Xuseen (Saxnuuni)


Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Masar