Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo la filayo inay beri halkaasi kaga qeybgalaan sannadguuradii labaad markii Koonfuurta Sudan ay xorowdey, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku sooo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfuurta Sudan Salva Kiir Mayardit iyo xubno sare oo dowladdiisa ka tirsan.
Madaxweynaha Somalia aya la filayaa inuu caawa kulan gaar ah la qaato Salva Kiir, iyadoo la filayo inay ka wadahadlaan xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo kale oo gobolka khuseeya.