Amm. Islaamka: Dagaalka Syria & Goobaha Taariikhiga ah

  • Mohamed Sandheere
Hay'adda UNESCO ee Qaramada Midoobayu qaabilsan ilaalinta raadka ilbaxnimooyinka, ayaa sheegtay in goobo dhowr ah oo taariikhi ah oo ku yaalla wadanka Syria ay khatar ugu jiraan inay burburaan.

Barnaamijka Ammuuraha Islaamaka ayeynu arrintaa ku eegeynaa todobaadkan, waxaana had iyo jeer barnaamijka isku soo duwa, soona jeediya Maxamed Cabdi Sandheere, idilkiina halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka