Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi ayaa sheegay in aanay dagaal ku baaqanaynin, hase yeeshee ay talaabo walba u qaadayaan sidii ay biyaha Niilka qeybta ay ku leeyihiin u difaaci lahaayeen.
Hadalkan ayuu sheegay mar uu kulan la qaatay xisbiyada siyaasadda iyo ururada bulshada ee Masar
Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.