Kulankii Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London (Q2)

Your browser doesn’t support HTML5

Idaacadda VOA ayaa London ku qabatay kulan dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya iyo dhalinyarada London. Kulankan ayaa looga hadlay dhibaatooyinka haysta dhalinyarada.