Djibouti oo Mucaaradka uga Digtay Abaabulka Shacabka

Dawladda Jabuuti ayaa mar kale ku celisay inaysan u dulqaadan doonin in inay shciibka abaabulaan isbahaysiga mucaaradka ee USN.

Hadalkan waxa sheegya wasiirka Garsoorka, Cali Faarax Casoowe oo waraysi siiye idaacadda VOA oo uu kaga jawaabayey Af hayeenka mucaaridka siyaasaddeed ee USN Dahair Axmed Faarax oo horey u sheegay inaysan joojinayn inay taageerauaashooda ababaulaan.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Garsoorka Djibouti