Dilal ka Dhacay Woqooyi-bari Kenya

Lix qof ayaa ku dhimatay xalay ilaa maanta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya. Laba qof ayaa xalay dablay aan la garanayn ay ku toogteen magaalada Gaarisa; halka saddex kalena lagu toogtay xerada IFO ee Dhadhaab.

Warar goor dhowayd na soo gaadhayna waxay sheegayaan in ciidanka booliisku ay qof ku toogteen magaalada Wajeer.

Wararkii ugu danbeyey ee xaaladda woqooyi bari halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Dilalka Woqooyi-bari Kenya