Waa Go'aankaaga: Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London
Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxaad ku maqli doontaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo Barnaamij gaar ah oo VOA London ku qabatay Dhaliyarada uga jawaabayey su'aalo dhinacyo badan taabanaya.
Barnaamijka waxaad kaloo ku maqli doontaan bandhig faneed loogu magac daray Han iyo Hal-abuur ay dhalinyarada Soomaaliyeed ee magaalada Qaahira ay soo bandhigeen iyo qodobo kale.