Washington: Shirka Qurba Joogta Mareykanka

Magaaladan Washington DC waxaa shalay ka furmay kulan loogu magacdaray golaha qurba joogta caalamiga ah, kaasoo ay soo qaban qaabisay hay’adda USAID ee Mareykanka ah.

Maamulaha mashruuca “Waxaan ahay xiddig” Siciid Yuusuf Sheekh Cabdi oo ka mid ahaa dadkii ka qayb galay kulankaasi, ayaa nagu soo booqday xarunta idaacadda VOA-da, waxaana uu nooga warramay kulanka labada maalmood socon doona iyo waxa looga hadlayo.

Wareysiga Siciid Shiikh Cabdi halkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Siciid Yuusuf Sh. Cabdi