Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Hal-abuurka

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa aynu ku eegeynaa Dhalinyarada iyo Ha-abuurka ku dhisan wax-soosaarka, kaasi oo keeni kara fursado ay dhalintu shaqo ku abuuri karaan.

Barnaamijka waxaa todobaadkan isku soo dubariday Maxamuud Cali, waxaana la so jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Waa Go'aankaaga