Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Guurka

Waa go'aankaaga , dhalinyaro

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay Dhalinyarada iyo Guurka.

Sidoo kale Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan wareysi xiise leh oo aan la yeelanay farshaxanyaqaan dahlinyaro ah oo sameeyaa Kartuunada qosolka leh oo lagu magacaabo Cabdullaahi Muxudiin Cali "Cabdul Arts"

Dabacan waxaan Barnaamijka ka marneyn xubintii "Maxaa Maskaxdaada ka Guuxaya"

Barnaamijka waxaa isku soo duway Haaruuun Macruuf waxaana la soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Barnaamijka oo Dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Waa Go'aankaaga