Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada Qurbaha laga Celiyo

Waalidiinta Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool ayaa caruurtooda dib ugu celiya dalka Soomaaliya amaba wadamada Islaamka si ay dhaqanka iyo diinta u soo bartaan, waxaana dhalintaas loogu yeeraa "Dhaqan Celis" Waa arrinta uu ku saabsan yahay Barnaamijka Waa Go'aakaaga.

Barnaamijka waxaad sidoo kale ku maqli doontaan, xubintii Maxaa Maskaxdaada ka Guuxaya, iyo heesihii aan alaaba barnaamijka idinku soo gudbin jirnay.

Barnaamijka waxaa soo saaray Haruun Macruuf, waxaana soo jeedinaya Maxamuud Mascadde iyo Sahra Ciidle. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Waa Go'aankaaga