Falanqeyn: Qaraxii ka Dhacay Magaalada Boston

Hay’adaha Ammaanka ee Maraykanka ayaa wali baaraya ciddii ka danbeysay labadii qarax ee shalay ka dhacay magaalada Boston, iyadoo ay qaraxyadaasi ku dhinteen ugu yaraan 3 qof in ka badan 140 kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaraxyadan ayaa lala eegtay goob uu ku dhamaanayey trartan orodka marathon-ka oo ka dhacayay magaalada Boston, waxaana goobta qaraxyadu ka dhaceen buuxay dad aad u fara badan oo isugu jiray daawadayaal iyo dadkii tartanka ka qeyb galayay.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxa iyo cid la tuhmayo midna, walow ay baaritaanadu wali socdaan.

Falanqeyn ku saabsan qaraxa halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn: Qaraxii Boston