Afrika Askar Kenyan ah oo lagu Dilay Gaarisa April 02, 2013 Laba ka tirsan ciidamada amniga ee dhar-cadda ah ee dalka Kenya ayaa toogasho lagu dilay magaalada Gaarisa maanta duhurkii, mid kalena waa la dhaawacay. Dablayda toogashada gaysatay ayaan haybtooda la garanayn. Warka oo faahfaahsan halkan hoose ka dhagayso. Your browser doesn’t support HTML5 Warka Dilka Askarta Kenya ee Gaarisa