Waa Go'aankaaga: Samafalka iyo Doorka Dhalinyarada

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa uu ku saabsan yahay todobaadkan samalfalka iyo doorka ay dhalinyaradu ka qaadan karaan, gaar ahaan sida looga bixi karo ku tiirsanaanta dad kale ama gacmo shisheeye.

Sidoo kale waxaad barnaamijka ku maqli doontaan qeybtii xiisaha laheyd ee Maxaa Maskaxdaada ka Guuxaya ee dhalinyaradu ay ku soo gudbiyaan wixii maankooda ku jira.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Waa Go'aankaaga