Martida: Donna Hopkins

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan Marti ku ah Donna Hopkins oo ah Isu-duwaha Howlaha la-dagaalanka Burcad-badeedda iyo Arrimaha Amniga Badaha ee dowladda Maraykanka.

Donna Hopkins ayaa Barnaamijka u sheegtay walow ay hoos u dhaceen weeraradii burcad-badeeddu in hadana weli ay khartartoodu jirto.

Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Makarafoonka