Maxkamad ku taalla wadanka Denmark ayaa Laba wiil oo dhalinyaro ah oo walaalo ah oo ku nool dalkaasi, waxa ay ku kala xukuntay lix sano iyo laba sano oo xarig ah, ka dib markii lagu helay dacwad ah inay la tababarteen urur argagixiso.
Labadan dhalinyarada ah ayaa la sheegay inay da'doodu kala tahay 19 iyo 24.