"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada Qurbaha (Q1) W11

Dhalinyarada Minnesota

Barnaamijkeena " Waa Go'aankaaga" waxaan toddobaadkan ku eegaynaa waayaha dhalinyarada qurbaha. Qeybtan koowaad waxaan uga hadlaynaa caqabadaha la soo darsa dhalinyarada.

Dhalinyarada qurbaha ku nool waxay haystaan fursado badan oo aysan heli karin kuwa gudaha ku nool, balse waxaa jira dhibaatooyin iyo loolal adag oo ay la kulmaan dhalinta qaarkeed, taasoo sababtay inay waxbarashada dayacaan, kuwo shaqo la’aan ay hayso iyo waliba kuwa ku biiray kooxaha gang-ska ee ka jira magaalooyinka iyo goobaha ay degan yihiin.

Qeybtan toddobaadkan waxaan ku eegaynaa caqabadaha haysta dhalinyarada qurbaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka "Waa Go'aankaaga" W11