Dhaqanka iyo Hiddaha # 152

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa aad ku maqli doontaan qaybtii 2aad ee qaar ka mid ah tixihii ay maansayahanadii Soomaalidu gabowga kaga calaacaleen.

Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"

Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha # 152