Dhaqanka iyo Hiddaha # 151

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay maansayahanadii Soomaalidu tixihii ay gabowga kaga calaacaleen.

Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"

Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha # 151