Baranaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay hees ciyaareedii haanta lagu magacaabi jiray ee lixdankii sano ee u danbeeyey dal-weynaha Soomaaliyeed ka sii baaba'aysay.
Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"
Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.