Shir ay maanta Wasiirada Arrimaha Dibada ee wadamada IGAD ka yeesheen sida qabanqaabada doorashada Kenya ay u socoto, ayaa goor dhowayd lagu soo gabagabeeyey magaalada Nairobi.
Galabta ayaa waxa ay gudiga heerka wasiir ee waddamada IGAD ay booqdeen xarunta Guddiga Doorashada Kenya waxaana ay la kulmeen Gudoomiyaha Gudiga Doorashada iyo qaar ka mida kuxigeenadiisa.
Warbixin kulankoodaas ku saabsan hoostan ka dhagayso.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta IGAD iyo Guddiga Doorashada Kenya
Dhinaca kalena, Falastin Ahmed Iman ayaa doorashadan iyo diyaaragrowgeeda ka waraysatay gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee dalka Kenya Ahmed Issak.