Barnaamijka Martida Makarafoonka ayaa waxa aynu kaga hadlaynaa howlaha ugu muhiimsan ee horyaalla Golaha Wasiirada ee dowladda Soomaaliya iyo sida ugu fudud ee ay dowladdu u abuuri karto dhaqaale ku filan.
Barnaamijaka waxaa Marti ku ah Xuseen Siyaad Caato oo ah khabiir ku xeel dheer dhaqaalaha, horena u soo noqday wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladii Kacaanka.