Maanta waxay ku buuxdaa saddex sano markii ay budhcad badeedda Soomaalidu afduubeen lammaanaha u dhashay Biritan ee Paul iyo Rachel Chandler.
Lammaanahaasi waxay haatan mar kale dib u bilaabeen safarkoodii badda ee ay doonayeen inay dunida kusoo wareegaan.
Haaruun Macruuf ayaa la xiriiray iyaga oo ku jira badda, waxana ay la wadaageen dhibaatadii ku qabsatay Soomaaliya iyo sida ay uga soo kabteen, warbixintan ayuuna nooga diyaariyey.

Your browser doesn’t support HTML5