Warbixin Ku Saabsan Dooddii u Dambeysay ee Obama iyo Romney

A diver feeds a ray with heart-shaped squid meat dyed red at the Sunshrine Aquarium in Tokyo as a feature for Valentine's Day.

Doodoodii ugu dambeysay ka hor doorashada Madaxweynenimo ee dhaceysa lixda bisha soo socota ee November, ayaa madaxweyne Barack Obama iyo ninka la loolamaya ee xisbiga Jamhuuriga Mitt Romne, Wwaxay si weyn isugu qabteen arimaha siyaasadda dibadda.

Arimihii ay ka doodeen waxaa ku jiray sida dowladda Mareykanka ay jawaab uga bixisay dagaalka Suuriya, barnaamijka Hubka Nukliyeerka ee Iran, iyo qarashaadka ku baxa gaashaandhigga.

Warbixin ku saabsan doodii xalay oo uu inoo diyaariyay Madaxa laanta Afka Soomaaliga ee VOA Cabdiraxman Yabarow, oo arimaha doorashada Mareykanka si dhow ula socday.

Hhalkan hoose ka dhageyso dhambaalkaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Doodii Xalay ee Obama iyo Ramney



Dhinaca kale waxbixin uu doodii xalay ku eegayo waxaa inoo diyaariyay wariyaha VOA ee Aqalka Cad Dan Robinson.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Dan Robidson ee Doodii xalay