Jaamacaddii u Horeysay oo Dhadhaab Laga Furay

Xerada qaxootiga ee caalamka ugu weyn ee Dhadhaab ee dalka Kenya waxaa si rasmi ah looga furay jaamacadii ugu horreysay oo ay wax ka baran doonaan qaxootiga Soomaalida u badan ee halkaasi deggan.

Jaamacadda Kenyatti ayaa farac shalay ka furtay Dhadhaab, waxaana lagu baran doonaa duruus kale duwan oo lagu bixin doono shahaaddoyin jaamacadeed.
warbixin ku saabsan jaamacadaadi laga furay xerada dhadhaan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Jaamacadda laga furay Dhadhaab