Daawo Warbixin Maqal iyo Muuqaal ah

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixintan oo uu soo duubay weriyaha VOA Gabe Jesalow ayaa waxay ka hadlaysaa xaaladda nololeed ee magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose oo dhawaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka qabsadeen ururka Al-Shabaab.