Video: Weerarkii Hotel Jazeera
Your browser doesn’t support HTML5
Daawo Muuqaal muujinaya weerarkii lagu qaaday Hotel Jazeera oo uu dagganaa madaxweynaha cusub. Wakhtiga uu weerarku dhacayay waxaa Hotelka ka socday shir jaraa'id oo ay si wadajir ah u qabanayeen madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya. Muuqaalkan waxaa soo duubay weriyaha VOA Gabe Jesalow.