Meles Zenawi oo la Aasay

Hogaamiyeyaal ka socda qaaradda Afrika iyo caalamka kale ayaa ka qeyb galay aaskii Ra'iisal Wasaarihii Ethiopia oo munaasabadda aaskiisii la soo gababeeyey.

Warbixin iyo wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Aaskii Zenawi