Barnaamijka Cawayska Washington

Cawayska Washington caawa waxaan idiinku haynaa
-haweenay ka qeybgahsy gurmad iyada lagu raadinayay
-haweenay nin ay tilmaan siisay ku heshay 20-kun oo Dollar

Qeybtii 3aad ee wareysiga Shiine Akhyaar oo madax u ah kooxda waayaha cusub.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Cawayska Washington