Duufaanta Isaac oo Louisiana ku Dhufatay

Duufaanta Isaac oo awoodeedu ay hoos u dhacday ayaa wali laga cabsi qabaa in roobka iyo dabaylaha ay wadato khasaare dhimasho iyo burburba leh ay keeni karaan.

Wareysi arrintan ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Duufaanka Isaac