Hambalyada iyo Heesaha August, 11 2012

Somali Music No Text Program Banner

Barnaamijka Hanbalyada Iyo Heesaha waxaad ku dhagaysataan waraaqaha aad noo soo dirtaan ee aad asaxaabtiina iyo inta aad jeceshihiin aad la wadaagtaan.

Sidoo kale waxaan idinku soo gudbinaa barnaamijka heeso xul ah oo aan kala dhicin.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Hambalyada iyo Heesaha