Dhaqtarka Waydii: Cudurka TB-da ama Qaaxada

Africa Health Network Somali

Dhaqtarka weydii oo ah barnaamij qeyb ka ah Barnaamijyada Isku-Xirka Caafimaadka ee Africa waxaa toddobaadkan uu ku saabsan yahay cudurka qaaxada.

Barnaamijka waxaa marti noogu ah Dr Cismaan Cabdi Maygaag oo ku takhasusay cudurka TB-da ama Qaaxada.

Dhagaystaasheena ayaa Dr Cisman Cabdi Maygaag waxa ay waydiinayaan waxa keena cudurka qaaxada iyo sida uu ku faafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Waydii Dhaqtarka